Naadiga fc qaran oo safan
..............................................................................

Tababare c/laahi oo u sharaxaaya ciyaaryahan
xuseen xeelad (tactics) muhiim ah.

Tababare c/laahi oo dhex fadhiya ciyaartoyda
..........................................................................................................................................
Magacyada iyo Taariikhda dhamaan ciyaartoyda usafata naadiga

Fc qaran.
...........................................................................................................................................

C/mahad shiino.


Tariikhda c/mahad oo loo yaqaano shiino waxa uu ahaa markisii hore ciyaal xafadeed inta uu san ku soo biiran waxa uu daganaa xafada towfiiq waxa uu u ciyaraayeye naadiga mudo 3 sano ah uu san ka tagin waligiisa shiino waxaa lagu yaqanaa waraka ey weerar yahanada ey soo weeraranaa in uu kubada si fudud uugu qaato waxa uu lahaa qibrad aad iyo aad u sareeso hadana waxa uu intaas u sii dheereed karti iyo firfir cooni iyo dabeecad uu ilaah ku maneeste shiino marka ey ka hor imadaan weerar yahanada wey qal qali jiree oo waxa ey la mid aheed adoo kaa hor imaadey libaax shiino tariikhda uu ka galey naadiga waxaa ka mid ahaa in uu san waligiisa ka tagin shiino waa halyeey u soo halgamey naadiga haatan wax uu ku sugan yahay wadanka muqdisho.

TAARIIKHDA NOLOSHIISAc/mahad shiinowaxa uu ku dhashey magaalada muqdisho sanadka markuu ahaa 1995 waxa uu ku soo barbaarey dagmada war dhiigley dugsiga hoose ax uu ka soo dhegtey iskuulaatka magaalada muqdisho waxaa la dhashey inta aan xogta ku helney 7 oo isgu jiraan wiilal iyo gabdho hoyadiisa iyo abihiisa wey nool yihiin shiine cuntada uu jecelyahay waxaa ka mid ah bariiska iyo hilibka.
........................................................................................................
Mowliid C/rashiid Axmed


mowliid c/rashiid axmed waxa uu ku dhashay magaalada muqdisho sanadkii 1997 waxa uu kusoo barbaaray degmada yaaqshiid gaar ahaan xaafada towfiiq mowliid waxa ka mid ahaa tiirarkii naadiga qaran iyo waliba cayaaryahandii ugu fiicnaa ee ebid soo mara.

mowliid waxaa lagu xasuustaa guulihii farabadnaa ee uu usoo hoyay kooxdiisa fc qaran. ciyaaryahan mowliid waxa uu taariikh baal dahab ah ka galay xasuusta naadigiisa. ciyaarihii uu wacdarada lasoo shir tagay ayaa ka mid aheyd ciyaar dhexmartay kooxda qaran iyo kooxda hodan ayadoo ay aheyd ciyaar aad iyo aad loogu soo daawasha tagay ayna aheyd mid final, kooxda hodan ayaa 2 gool kaga hormartay fc qaran inkastoo ay kooxda fc qaran ay muujisay ciyaar wanaag daqiiqadihii dambe ee ciyaarta ayaa ciyaaryahan mowliid 89" iyo 92" uu bareejo ukeenay kooxda fc qaran.

hadaba mowliid ciyaartiisii ugu horeyd ee uu safto waxey aheyd ac sonna vs fc qaran 2-7 march 2005.

..................................................................................................................
Maxamed C/kariin Duqoow

xidiga weyn ee maxamed c/ kariin oo loo yaqaano duqow waxa uu naadiga u qadan jirey lambarka buuxa oo ah 10 duqow waxaa lagu tilmamaa maradoonaha somaliya waaya waa mucjiso dahsoon aan la ogeen sida uu umaamula kubada t xitaa waxaa la yaabey dad badan oo soomaali ah sida uu u maamula kubada

waa ciyaaryahayn caalami ah oo 12 sano jira markiisa hore wax uu u dheeli jirey naadi lagu magacaabo as sona oo ka dhisneed xafad towfiiq oo waxaa tababare u ahaa nin lagu magacaabi jirey baakaay oo ah tababre qibarad leh kadib waxaa hishiis la soo saxiixdey naadiga qaran uu u imaadey

hadaan dib u milicsano wax yabihii uu u soo qabtey naadiga qaran waxaa ka mida ahaa ciyaar lawada xasuusan yahay oo dhax martey naadiga uu ka soo tasgey ee as sona iyo waliba naadiga qaran oo ciyartaas oo ey ka soo qeeb galeen taageero aad u balaaaran oo gooroonka lawada buuxuyey ayaa waxaa gool ku hormarey naadiga as sona oo ey dhaliyeen marka laga soo laabtey haaaf kaanbiyo ayaa maxa ey noqotey ciyaarta mid aad u xiisa badan naadiga qaran koolkaas ma ey ku seexan waxaa ka jawaabey daqiiqadihii ugu danbeeyey werar yahanka lagu tilmaama maradonihii labaad ee dunida waa kuma waa duqow oo ka dhaliyey ciyaarta ooka dhiman 1 daqiiqa oo qura ninkaas waa mucjisada kubada cakta somaliya taariikhda duqow halkaan laguma soo koobi karo
.............................................................................................................................



Asad Bambo
ciyaaryahanka caalamiga ah ee asad c/ salaam nuur oo laa yaqaano asad bamba waa ciyaaryahaycaalami ah oo ka dheela qadka dhaxe asad waxa uu u dheeli jirey naadiga as sona wax uu ku soo wareegey naadiga ey farsamadiisa sareyso ee qaran asad wax uu ahaa nin aad udadaal badan marka loo eego ciyaartooda kale waayo wax uu maamuli jirey qadka dhaxe waxa uu ku dhereeyey sida loo maamula kubada iyo waliba waxa uu aad ugu fiicnaa marka la qadaayo bulisoonada oo shuudka ah asad wax uu ahaa nin lagu tashan jirey hadaan soo qaadano

wax lagu xasuusan karo wax ey aheed maalin aad ey xalada u cakirneed waayo wax uu naadiga dheelaayey jiirooni wax isugu iymid 3naadi lugta hore waxaa dheeley naadiya kale lugtii labaad ayaa anaga dheelney ka dib waxaan kalney bar bar dhac waxaana lugtii sadaxaad la dheelney naadiga as sona oo aheed ciyaar faraha looga gubtey waxaa goolasha ku wada hormarey naadiga as sona uu tababara ka yahay bakaay wax ey dhaliyeen 2 gool oo waxa kaanbiyada lagu marey 2-1 oo ey leeyihiin naadiga as sona

waxaa naadiga qaran goolka u dhaliyey asad bamba marka la siku soo laabtey iyo wada tashiyo kadib ayaa waxaa kubda si qurux badan u laadey asad bamba oo ku hubsadey shabqada oo goroonkii oo dhan waxa uu noqdey sawaxan kaliya daqiiqada ka dib waxaa goolkii 3 daxaad ee lugtiisa ka soo baxdey asad bamba waxaa dhaliyey ciyaryahanka mahad jilberto sidaas wax ey guusha ku raacdey naadiga qaran oo waxaa koobkii meesha kala hooydey naqadiga qaran oo ey u dheelayeen ciyaartooy libaaxyo ah

asad bamba oo 13 jir ah waa ciyaaryahan lagu tilmaamo wiilka dahabiga oo afka qalaad lagu dhaho golden boy intaas wax sii dheer sida uu u dhaawacao ciyaaryahanada ka soo hor jeeda
.......................................................................................................................
Mahadoow gilberto


taariikhda kooban ee ciyaaryahayn mahadow oo lagu naaneyso gileberto ciyaaryahankaan waa ciyaaryahan ey sareeso farsamadiisa iyo waliba qaab ciyaareedkiisa waa ciyaar yahan ey aqlaaqdiisa ey wanaangsan tahay mahadow waxa ey saxafada u taqanaa ama idaacadahah wadanka ka shaqeeya dhemankii yaraa maaya waxa uu ka dheeli karaa difaac iyo qadka dhaxe iyo weerar meel uusan qabaneenin malahan

mahadow waa xidig deeqsi ah da'diisuna tahay 10 sano wax uu naadiga kala soo qeeb qaatey guulal iyo waliba koobab ey ka soo qadeen meela kale wax uu naadiga usaftey 55 kulan wax uu dhaliyey 38 gool ciyaaryahankaas waxaa lagu xasuustaa ciyaar ey la dheleen naadiga al hilaal oo uu kabtan u ahaa ciyaar yahan maxamuud waxaa uu qeeb libaax ah ka qaatey goolasha la dhaliyey oo lugtiisa ey ka baxdey

wax uu naadiga ku lahaa sumcad aad u balaaaran waaxab dhihi karnaa waxa uu ka dhaxley ciyaarta aabihiisa oo u dheeli jirey xulka soomaaliya xiligii nabada ey ka jirtey wadanka ciyaaryahan jileberto waa ciyaaryahay caalami laguma soo koobi karo taariikhdiisa qoraal iyo wax lamid ah
.................................................................................................................
Axmed yariisoow

Ciyaaryahan axmed yariisoow waa ciyaaryahan da'yar lehna xirfad balooni waxa uu difaaca naadiga qaran at kutashato.

axmed yariisoow waa ciyaaryahan qalqal geliya weereryahanada kasoo hoejeeda.

ciyaaryahan yariisoo waa 12 jir leh mustaqbal ballooni oo heer caalami ah.
..........................................................................................................................................................

Maxamed deeq "ula"



Maxamed deeq ula waa ciyaaryahan da'diisu tahay 13 isla mar ahanataana leh qibrad xaga khadka dhexe.

ula waa ciyaaryahan aad udadaal badan oo maamula xaga khadka dhexe waana ciyaaryahan guulal wax ku ool ah u keenay Qaran fc.
.........................................................................


Ciyaaryahan Bakar bolonyo (12 sano jir)
...................................................................................




Ciyaaryahan gaduudoow (10 sano jir)

..................................................................................................................



Ciyaaryahan saddam waxa uu kamid yahay


ciyaartoyda Qaran football club




.........................................................................................................................





































Cod Bixin

Yaa uqalmo inuu qaata laacibka ugu fiican naadiga Fc qaran




























View Results
visit www.ranpedi.com the free online encyclopedia and travel guide.





\





www.ranpedi.com/blog

www.xogsanpost.com



www.ranpedi.com/articles   

Qaran fc